SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyey geeridii Dalays

Geeridii ku timid allaha u Naxriistee Marxuumad  Khadiijo Cabdulaahi Camey Daleys oo aheyd  Fanaanad Qaran kana mid ahey gabdhihii ugu horeeyey  ee lagu aasaasey ...

Gabdho Ardey soomali ah oo Dalka Suudaan uga qeyb galey Bandhig Dhaqameed Haweenka Africa.

Bandhiga habeenka dhaqanka oo ay qabato Jaamicadda Axfaad ee Dalka Suudaan  ayaa loogu magac daray habeenkii dhaqanka. waxaana ka qeyb galay Dalal  badan oo Ardaydoodu ay Wax...

Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed

Gaalkacayo, 14 Jan 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka...

Fannaanaddii Qaranka Daleys oo ku geeriyootey Canada

Fannaanaddii Qaranka Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo saacado ka hor ku geeriyootey dalka Canada, waxa ay aheyd gabadhii ugu horreysay ee Koonfur Soomaaliya hees ka...

Degreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu magacaabey guddoomiyaha cusub ee Maxakamadda Sare ee maamulkaasi...

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa guddoomiyaha Maxakamadda Sare u magacaabay Axmed Cali Muuse,kaasi oo bedelaya guddoomiyihii hore ee Maxakamadda Sare Sheekh Axmed C/laahi Xuseen Fanax ...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...