SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

kulankii ugu horeyay ee kalfadhiga barlamaanka Soomaaliya oo Go’aano mihiim laga soo saaray

Kalfadhiga Sedaxaad kulankiisa koowaad oo ku furmay 170-Mudane ayaa ugu horeyn Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay waxa...

Xarunta Taliska Asluubta Soomaaliyeed oo noqonaysa mid kamid ah goobaha ugu qurxoon Muqdisho (SAWIRRO).

S/guud Bashiir Maxmmed Jaamac “Keynaan” Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/guuto Liibaan Cali Yarow gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo G/sare Xasan Cali Nuur Shuute...

17-qof oo ka badbaaday kadib markii ay diyaarad ay ku burburtay garoonka diyaaradaha ee dalka Nepaal

Diyaaraddani oo ay saarnaayeen 71-qof oo isagu jiray rakaab iyo shaqaale ayaa burburtay markii ay cago dhiganaysay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kathmandu ee dalka...

Gobolka Benaadir iyo W. waxbarashada oo ku heshiiyey horumarinta waxbarashada caasimadda

Kulankani oo muhiimdiisu aheyd sidii loo xoojin lahaayay hormarinta waxbarashada Gobolka Benaadir  iyo in dib loo soo nooleeyo xarumahii waxbarashada ee Dowlada si markale...

Baarlamaanka soomaaliya oo dalka ka mamnuucay shirkada DP world

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa meel mariyay “XEERKA DHOWRIDDA GOBONIMADA IYO MIDNIMADA GEYIGA SOOMAALIYEED” oo qeexaya in dalka laga mamnuucay shirkadda Dubai Port World “DP...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...