SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiye Yarisow “Ujeedka Safarkii aan ku tagnay Turkiga wuxuu ahaa sidii shacabka Muqdisho loogu heli lahaa adeegyadii Asaasiga ahaa”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku joogay dalka Turkiga...

Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo hambalyo u diray ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

G/sare Xasan Cali Nuur Shuute gudoomiyaha Maxkamadda D, 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa u rajeeyay ciidamada in gabi ahaanba ay la wareegi doonaan...

Shirka Culumaa’udiinka soomaaliyeed oo loga hadlayay ka hortaga xagjirnimada ayaa lagu qabtay Muqdisho

In ka badan 12 dal culumaa'udiin ayaa ka soo qeyb galay shirka sannad laha suufiyiinta oo ay marti galineyso sannadkaan dowlada soomaaliya ayaa lagu...

Munaasabada mallinta ciidanka xooga dalka oo muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga...

Guddoomiye Jawaari oo iscasilaadiisa uga hor dhawaaqay Golaha Shacabka

Guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof: Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo maanta Khudbad ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...