Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Date:

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadan.

Wasaaraddu, iyadoo tixgelinaysa xurmada iyo fadliga bisha Ramadan, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Muslimiinta munaasabadda bilashada bisha barakeysan.

Sida ku cad ogeysiiska Wasaaradda, saacadaha shaqada ayaa wax-ka-beddel lagu sameeyay, waxaana loo dejiyay qaab ku habboon duruufaha bisha Ramadan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...