๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐‘๐‚ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š.

Date:

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta SoDMA ee Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday Hayโ€™adda IRC Somalia.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ka-jawaabista masiibooyinka, gaar ahaan kordhinta diyaargarowga masiibooyinka, iyo dhismaha bulshooyin adkaysi u leh saameynta masiibooyinka.

Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay isku-duwidda gargaarka baniโ€™aadannimo iyo hirgelinta barnaamijyo waara oo lagu xoojinayo awooda bulshada Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin ayaa adkeeyay muhiimadda iskaashi joogto ah iyo wada-shaqeyn hufan, si loo xaqiijiyo ka-jawaabid degdeg ah oo lagu badbaadinayo nolosha iyo hantida shacabka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Romeย 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha eeย DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...