Ururada siyaasadeed oo olole doorasho ka wada Muqdisho

Date:

Xilli maalmo kooban ay ka harsanyihiin maalinta codbixinta doorashada golaha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ururada siyaasadeed ee doorashada ku loolamaya waxay olole cod raadis ah ka wadaan magaalada Muqdisho.

Urur siyaasadeedka Tawfiiq ayaa caawa degmada Kaaraan ka sameeyey olole baaxad leh oo shacabka lagu dhex marayo, si loo gaarsiiyo farriinta ururka, iyadoo lagu booqanayo xaafadaha, goobaha ganacsiga iyo meelaha bulshadu isugu timaaddo.

Axmed Xaaji Nuur oo ka mid ah musharixiinta ka sharaxan urur siyaasadeedka Tawfiiq ayaa xusay inay fursad wanaagsan tahay doorashada tooska ah ee bulshadu ku soo dooranayso dadka ka shaqaynaya degmooyinka, waxaana uu bulshada ku dhiirrigeliyay inay ururkooda u cadeeyaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa...