Agaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo la kulmay Safiirka Mareykanka

Date:

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafe Sheekh Cali Duhulow ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Mudane Richard Hiley, iyo Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Dhaqaalaha, Matthew Younger.

Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga ku saabsan Maaraynta Amniga Xuduuddaha, Aqoonsiga baasaboorka Soomaaliyeed, Hirgelinta nidaamka cusub ee PISCES oo ay Maraykanku taageeraan, iyo Hirgelinta nidaamyada isku-xirka adeeg bixinta baasaboorka ee HSJ iyo NIRA iyo barnaamijyada lagu xoojinayo kobcinta awoodda iyo xirfadda shaqaalaha Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale