Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Turkiye ee Ostim Teknik

Date:

U qeybsanaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Safaraadda Soomaaliya ee Ankara Marwo Caasha Maxamed Maxamuud ayaa ka qayb gashay xaflada qalanjabinta ardayda wax ka barata Jaamacada Ostim Teknik ee magaalada Ankara dalka Türkiye.

Ardayday qalin jabisay ayaa ahaa kumaanan Arday oo iskugu jiray kuliyadaha kala duwan ee ay Jaamacadu bixiso. Waxaana ka mid ahaa 78 arday oo Soomaali ah.

U qeybsanaha ayaa hambalyo u dirtay dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacada Ostim,Waxayna u rajaysay mustaqbal wanaagsan iyo horumar.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...