šŠš®š„ššš§š¤šš š®š«š®š¤šš šš”šššŖššššš­š¢š¢š«š­šš šœš®šš®rš«ššššš hššš°šžšžš§š¤šš š¢š²šØ šš”ššlš„ššššš§š¤šš šØšØ mš®šŖšš¢ššš”šØ š¤šš furmay

Date:

Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr Maryama Mohamed Hussein, ayaa Daahfurka kulanka Ururka Dhakhaatiirta Cudurrada Haweenka iyo Dhalmada Soomaaliyeed ā€SOGAā€.

kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa xubno ka tirsan Xildhibaannada labada aqal, wakiillada xarumaha caafimaadka guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay, hay’adaha Qaramada Midoobay, Ururka dhaqaatiirta Soomaliyeed, uruka Umulisooyinka Soomaliyeed, Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, Bahda Jaamacadda Banaadir iyo marti sharaf kale.

Wasiru-dowlaha ahna Ku Simaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Drs Maryama Maxamed Xuseen ayaa ku amaantay xubnaha uruka wax qabadkooda kuna boorrisay in ay dedaalkooda halkaa kasii wadaan.

Dr. Maryama ayaa ugu dambayn ballan qaadday in ay diyaar u tahay gacan siinta iyo is-garab taagga urukan u taagan wax ka qabashada qataraha buktada haweena iyo carruurta Soomaliyeed waxayna sheegtay in wasaaraddu ay garab istaag diyaar ula tahay mar walba.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin

Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo...