๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ d๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฃ๐ข๐ ๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐ฑ๐ง๐š๐š๐ง๐จ

Date:

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo daahfuray wajiga labaad ee mashruuca Baxnaano ee daryeelka bulshada ayaa sheegay in mashruucaani uu caawiyo dadka danyarta ah wajigiisa koowaadna uu guul ku soo dhammaaday.

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka ayaa bogaadiyay guulihii uu xaqiijiyey masharuucan muddadii shanta sano ahayd ee uu shaqaynayey, waxa uuna faray hayโ€™adaha ku shaqada leh in la dardargeliyo fulinta wajiga labaad, isaga oo ka mahadceliyey dadaalka la galiyey, si uu miradhal u noqdo.

Barnaamijka Baxnaano ayaa wajigiisa koowaad waxaa uu socday intii u dhexeysay 2019 ilaa 2024, waxaana ka faaโ€™iideystay dad gaaraya 1.3 Milyan oo reer guuraa u badan, sida ay sheegtay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo u xilsaaran fulintiisa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS โ€œDastuurka dhaqangalkiisa waa bilowday, dhowaana waa la kala sarayaa Baarlamaanka iyo XFS.โ€

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE WASAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...