Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabiley Masuuliyiin ka socdey Maamulka SSC-Khaatumo

Date:

Wasiirka Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhan Warsame oo Xafiisku qaabiley Wasiiro ka socdey Maamulka SSC-Khaatumo.

Wasiir Bidhaan ayaa qaabilay Wasiirada kala ah, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka Qorshaynta Maamulka SSC-Khaatumo.

Wasiiradda Dowllad Goboleedka ayaa Wasiir Bidhan uga warbixiyey xaallada guud ee deegaanka iyo hananka dowlad dhiska SSC-Khaatumo, iyagoo wasiirka uga mahadceliyey shaqada baaxada leh, iyo guusha miro dhalka ah ee uu kaso shaqeeyey.

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS ayaa ugu horeyn Wasiiiradda uga mahadceliyey dhankiisa booqashada ay ugu yimadeen, isagoo kula dardaarmey inloo baahan yahay sidii loo xejisan lahaa guulaha laga gaarey dhinacyada, Siyaasadda, Aminiga iyo Horumarka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...