Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya

Date:

Qaban qaabadda soo dhowaynta Ra”iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiiro, xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa halkaas u tegay u kuur-gelida xaallada deegaanka iyo soo dhowaynta Ra”iisulwasaaraha.

Madaxda maamulka Khaatumo, Waxgaradka deegaanka iyo shacabka ayaa si weyn uga qayb qaadanaya soo dhowaynta Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...