R/W ku-xigeenka oo tababarka u soo xiray dufcadii 9aad ee Ciidanka Daraawiishta KGS

Date:

Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, oo uu weheliyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, ayaa tababbar usoo xiray dufcadii 9aad ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka dhamaystay tababbarka oo kamid noqon doona daraawiishta Koonfur-galbeed, ayaa loo diyaariyay inay qeyb ka noqdaan sifeynta kooxaha khawaarijta ah iyo xoojinta amniga Maamulka Koonfur-galbeed

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka, oo ka hadlay munaasabadda xiritaanka tababbarka, ayaa boggaadiyey dadaallada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxda Maamulka oo waqti badan galiyey sugidda amniga deegaannada koonfur-galbeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...