Wasiir Fiqi oo Khudbad ka jeediyay kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Date:

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen.

Ajandaha kulanka ayaa ahaa dhowridda nabadda iyo amniga caalamiga, la falgalidda kala duwanaanshaha, dib-u-habaynta iyo hagaajinta maamulka caalamiga ah, waxaana shir-guddoominayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Wang Yi, oo ah Madaxa Golaha ee bishan Febraayo.

Wasiirka ayaa xusay ka go’naanshaha Soomaaliya ee iskaashiga dhinacyo badan leh iyo baahida loo qabo dib-u-habeyn ballaaran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay Mooto lagu soo raray Hoobiyeyaal iyo Miinooyin

Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo...

Soomaaliya iyo Liibiya oo Xoojiyey Xiriirkooda Diblamaasiyadeed ka dib Wadahadallo ku dhexmaray Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...