Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug

Date:

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh, ayaa dhagax dhigay Dhismaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug.

Munaasabadda Dhagaxdhigga, waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFX Mudane Cabdiraxman Yuusuf Al-cadaala, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug Cumar Axmed Diiriye iyo mas’uuliyiin kale.

Galmudug ayaa sameynayso hormar lataaban karo. Oo dhanka ah degaanka,Maamulka dowliga ah. Waxa ayna bulsha weynta ku dhaqan Galmudug isku howlayaan sidii ay ku hormarin lahaayeen deenada,laga xorreeyay Khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay...

Diinsoor oo ku soo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan

Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa u...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...