๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š

Date:

Wafdiga uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud HSJ Mudane Axmed Siciid Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Jarmalka isla markaana ay wehlinayaan Safiirka iyo Safiir kuxigeenka JFS ee dalkaas ayaa kulan gaar ah kula qaatay xafiiskiisa Madaxwaynaha ugu sarreeya booliiska federaalka ee wadanka Jarmalka halkaas oo ay kaga wadahadleen arrimo muhiim ah oo la xiriira wadashaqaynta labada dal ee dhinacyadda socdaalka gaar ahaan iskaaashiga ku dhisan khibrad wadaagga iyo dhismaha aqoonta saraakiisha ka shaqaysa Socdaalka.

Dowladda Jarmalka oo xiriir qoto dheer ah la leh dalkeenna ayaa horumar ka gaartay adeegsiga teknoolijiyadda casriga ah taas oo qayb wayn ka qaadatay horumarinta socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha, waxaana Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ka faaโ€™iidaysanaysaa khibradda iyo waayo aragnimada dalkaas u leeyahay dhanka horumarinta adeegga Socdaalka.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Heshiiskii Ankara oo Soomaliya u ah guul diblomaasiyadeed (WARBIXIN)

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey goโ€™aan wadajir ah...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirweynaha Ka Hortagga iyo la Dagaallanka Maalgelinta Argagixisada.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi...

Diyaaradaha Ciidanka Cirka oo gaaray saldhigga qeybta 60-aad ee Baydhabo

Diyaaradaha Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toos...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Ethiopia oo...