Ra’iisul Wasaare Xamse oo hoyggiisa ku qaabbilay Madaxweyne Ku-xigeenada Galmudug, Jubbaland

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa hoygiisa waxa uu kula yeeshay kulan casho ah Madaxweyne ku-xigeennada Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland Mudane Cali Daahir Ciid iyo Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ka dhageystay labada Madaxweyne ku-xigeen warbixinno la xiriira xaaladda deegaannada dowlad gobolleedyada Galmudug iyo Jubbaland, isaga oo kula dardaarmay in ay xoojiyaan dagaalka kooxaha Khawaarijta ah looga sifeynayo meelaha ay kaga harsan yihiin deegaannada Galmudug iyo Jubbaland.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...