Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay Xildhibaan Qaasim Cabdikariin inuu buuxiyo xubintii ka banaaneyd guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka,
kulanka oo ay soo xaadireen fadhiga 150 xildhibaan ayaa waxaa ogolaatay 148-xildhibaan laba xildhibaanna waa ay ka