Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

Date:

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

 

Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka.

Wasaaradda waxbarashadda ayaa sheegtay in tirada Imtixaanka u fariisatay ahayd 36,034Arday halka tirada Gudubtay tahay Arday 33,666.

Waxa sidoo kale natiijada Imtixaanka ku dhacay 2,366 Arday

Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashada ayaa ku dhawaaqay in dowladdu sannadkan waxbarasho siinayso 3,000 Arday gabdho ah tan oo ah deeq taas oo lagu baranayo tababbar macallinimo iyo Tababbarka Caafimaadka kuwaas oo la baranayo mudo saddex sanno ah tan oo ah fursad u gaar

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...