Guddoomiyaha SoDMA oo hoggaaminaayo madax ka socta hay’adda UNOCHA oo gaaray Jowhar

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, waxaana Garoonka diyaaradaha magaaladaas ku soo dhaweeyey wasiirro iyo maamulka gobolka Shabeellada dhexe.

Wafdiga Guddoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa xubno ka socda Xafiiska hay’adda Bini’aadannimada Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya UNOCHA.

Guddoomiyaha ayaa magaalada Jowhar u gaaray qiimeynta iyo indha-indheenta qasaarihii ka dhashay dabkii dhowaan ka kacay suuqa ugu weyn ee magaalada Jowhar, wuxuuna xusay in la kulmi doonaan dadkii ku ganacsanayay suuqa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...