Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaannada Soomaaliya iyo Luxembourg oo la magacaabay

Date:

Guddoomiyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Luxembourg.

Waxaana xubnana guddiga ay kala yihiin:

1-Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar

2-Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow

3-Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamuud

4-Senator Seynab Ismaaciil Maxamed

5-Xildhibaan Xiis Xasan Aadan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...