Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda TΓΌrkiye, YaΕar GΓΌler, intii lagu guda jiray bandhiga EFES-2024.
βWalaalaheena Turkiga waxay kaalin weyn ka qaataan dhismaha ciidankeena, hormarintooda iyo la dagaalanka Khawaarijta,β ayuu yiri Wasiirka Difaaca Soomaaliya.

