Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo qabtay mudaharaad ay ku diidan yihiin damaca gurracan ee Itoobiya

Date:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK oo ku hor banaan baxay safaarada Itoobiya ee dalkaas si ay uga dhiidhiyaan damaca guracan ee ay Itoobiya ku dooneyso Badda Soomaaliya.

Banaan baxan oo ahaa mid xooggan ayaa waxa soo qaban qaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka dhisan dalka Ingiriiska,iyagoo isaga kala yimid gobolada dalka si ay uga hortagaan damaca gurracan ee Itoobiya.

Kumanaan shacabka ayaa hor tegay Safaaradda Itoobiya ku leedahay London kuwaas oo muujiyey sida ay uga soo horjeedaan Xadgudubka Itoobiya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...