Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugnaayeen magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga waxa ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta Baarlamaanka dalka Taliyaaniga, iyagoo yeeshay kulamo kala gedisan oo looga hadlaayay horumarinta Baarlamaanka Soomaaliya iyo soo celinta iskaashiga labada gole sharci dejin ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...