Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah

Date:

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono suuqa Xariyaale ee degmada Warta Nabadda.

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Seynab Maxamud Warsame Xaabseey ayaa tilmaamtay in dhismaha waddan ay muhiim ah tahay isku socodka gaadiidka iyo bulshada islamarkaana ay qeyb ka tahay mashaariicda dib udhiska la xariira ee degmada ka socda.

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa kula dardaarmay bulshada Caasimadda in ay xoojiyaan kaalinta lagu horumarinaayo bilicda Caasimadda gaar ahaan kaabayaasha dhaqaalaha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Hodan oo u gudubtay wareegga 2-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan.

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

War-saxaafadeed:horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...