Agaasimaha Guud ee Nadafada iyo Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka ayaa howlgal ka sameeyay qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Date:

Agaasimaha Guud ee Nadafada iyo Bilc soo celinta Gobolka Banaadir Maxamed Suudi iyo Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka ee Taraafiko ee uu hogaaminaayay Taliye Kuxigeenka Ciidanka ayaa galabta howlgal ka sameeyay qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho si loogu hortago gawaarida sida sharci darrada loogu dhaqo wadooyinka.

Agaasime Suudi ayaa digniin adag u diray Darawalada wata gawarida Raaxada, asigoona ugu baaqay in gawaaridooda ay geystaan goobaha loogu tala-galay in lagu dhaqo ama ay la kulmi doonaan ganaaxyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...