Hayโ€™adda tirakoobka Qaranka oo soo saartay warbixin ku aaddan wax soo saarka gudaha ee 2022-kii

Date:

Hayโ€™adda tirakoobka Qaranka waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanaddii 2022-kii, taas oo lagu saleeyey habka kharashka.

Warbixintu waxay muujinaysaa heerka kobaca dhaqaalaha dalka in uu yahay 2.4%, waxanay sidoo kale muujineysaa aragtiyo qiimo leh oo ku saabsan xaaladda guud ee dhaqaalaha, taas oo waddada u xaaraysaa dejinta siyaasado dhaqaale oo hufan.

Warbixinta ayaa sidoo kale daaha ka qaadday in inkastoo dalku ay soo food saartay caqabado kala duwan oo ay ka mid yihiin abaartii daba dheeraatay ee dalka ku habsatay 2022-kii, haddana dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu muujiyay dib u soo kabasho

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...