Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa u hambalyeeyay  dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka

Date:

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka iyo qoysaskooda munaasabada 12-ka April.

“Maanta oo ku aadan sanad guurada 63-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaan hambaliyo u dirayaa guud ahaan ciidamada xoogga dalka, sanadba sanadka ka danbeeya waa soo xoogaysanayaa ciidanku, wuxuuna gaarayaa guulo is daba joog ah, Hambaliyo ayaanu leenahay sanadkaan midka xiga waxaan rajaynayna in ciidda Soomaaliya oo Khawaarijta aad ka sifeeyseen aad ku dabaal dagtaan,” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...