Howlgalka Wajiga 2aad ee dagaalka Khawaarijta ayaa maanta ka bilowday gobolka Hiiraan

Date:

Howlgalka Wajiga 2aad ee dagaalka Khawaarijta ayaa maanta ka bilowday gobolka Hiiraan kaas oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hraan calu Jayte Cismaan.

Ciidamada xoogga dalka iyo xooggaga deegaanka  ayaa maanta Khawaarijta kala wareegay 18 degaan oo si dhuumaaleysi ah ay dadka ugu dhibaateynayeen, kuwaas oo ay ka mid yihiin Beerxaano, Tarajanta, Burdar, nuur-fanax,buuco dhoqor iyo kuwa kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...