Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo xubin ka noqday ururka xoghayeyaasha guud ee baarlamaanada adduunka

Date:

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo xubin ka noqday ururka xoghayeyaasha guud ee baarlamaanada adduunka.

Xoghayaha guud ee Aqalka Sare Soomaaliya Cabdinaasir Ibraahim Guuleed ayaa ka qeyb galay kulanka guud ee xoghayayaasha baarlamaannada adduunka oo ka dhacay magaalada Manama ee dalka Baxreyn.

Xoghayaha oo horay u gudbiyay codsiga Soomaaliya ee kamid noqoshada ururka ayaa kadib fadhigii ay maanta yeesheen guddiga fulinta xoghayayaasha baarlamaannada adduunka waxaa lagu go’aamiyay in baarlamaanka Somaaliya uu ku biiro ururka  xoghayayaasha baarlamaannada adduunka, waxaana cod la geliyay kadib lagu ansixiyay ka mid noqoshada xubinnimada Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka oo Guddoomay Nuqullada Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Brazil

Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu dilay 25 ka tirsan Khawaarijta, iyo afar horjooge oo isku soo dhiibay CXDS

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa...

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay magaalada Baydhabo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...