[DAAWO] Guddoomiyaha BFS oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee golaha oo looga hadlay nidaaminta hindise sharciyeedyada golaha

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 19-aad ee Guddiga Joogta ah ee Golaha Shacabka BJFS oo maanta ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Kullanka guddiga ayaa maanta looga hadlay qorshe howleedka guddiga oo ay ugu horeeyaan qaabaynta iyo kala horumarinta hindise sharciyeedyada golaha iyo ajandeynta hindise sharciyeed-yadda harsan ka hor inta uusan soo xirmin kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...