Wasiirka maaliyadda “Dib-u-habeynta Maaliyadda dalka waxa ay nagu caawinaysaa in aan horumarino dakhliga gudaha”

Date:

Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS, Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (LDC5) oo sanadkan lagu qabtay magaalada Doha ee dalka Qatar.

Wasiirka ayaa hadal jeedintiisa diiradda ku saaray isbadalka hannaanka maamulka maaliyadda oo dowladda Soomaaliya ay xil wayn iska saartay sidii looga miro-dhalin lahaa sugnaanta nidaamka maaliyadeed ee dalkeenna.

Mudane, Cilmi Maxamuud Nuur ayaa sheegay in dib-u-habeynta Maaliyadda dalku ay nagu caawinayso in aan horumarinno dakhliga gudaha, maamul wanaagga Maaliyadda iyo hufnaanta dhaqaalaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...