Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada Booliska gobolka Banaadir

Date:

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Qeybta Boliiska Bartamaha ee gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigyada Boliiska degmooyinka Xamar-jajab, Xamar-weyne, Cabdicasis iyo Shangaani.

Ujeedka Kormeerka taliyaha ayaa ku qotomay ukuurgelida xaaladaha ay ciidanka ku shaqeeyaan iyo hannaanka adeegga dadweynaha ee saldhigyadaas, wuxuu si gaar ah u kormeeray OP-ga.

Taliyaha ayaa kula dardaarmay dhammaan saraakiisha ciidamada goobaha uu booqday in ay adkeeyaan amniga iyo wada shaqeynta ay lala leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada gobolka Banaadir oo ay masโ€™uuliyad gaar ah ka saaran tahay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...