[DAAWO] Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta  xariga ka jaray Saladhiga  Booliska Magaaladda Huurshe oo Lagu dhisay Isku tashi Bulsho.

Madaxweynaha ayaa shacabka Huurshe uga mahadceliyay isku tashiga ay ku dhiseen Saldhiga booliska oo bulshadu baahiweyn  uqabeen.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...