Guddoomiye ku Xigeenka Hayโ€™adda Maareynta oo shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin’aadanimada

Date:

Guddoomiye ku Xigeenka Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka Bin’aadanimada.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galay saraakiil Sar sare oo ka socday Hayโ€™addaha ka shaqeeyo arrimaha binaadanimada iyo kuwa deeq-bixiyaasha ah.

Shirkan waxaa sidoo kale ka qeyb-galay masuuliyiin ka socday wasaaradda Arrimaha gudah fedraalka iyo dibu hishiisiinta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale