Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta qorshuhu yahay in la soo gaba-gabeeyo, Shirka ayaa looga hadlay qodoboย saldhig u ah howlaha hortabinta u leh shanta sano ee soo socota.
Shirkaan ayaa lagu wadaa in war murtiyeed laga soo saari doono