Shacabka reer Muqdisho iyo Madaxda ugu sareysa dalka oo Maanta  ka qeyb-galaya isu-soobaxa la dagaalanka Khawaatijta

Date:

Shacabka Ku dhaqan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho,Dhamaan shaqaalaha Dowladda iyo madaxda ugu sareysa dalka ayaa saaka u diyaar garoobaya isu soo baxa kacdoonka Shacabka ee lagaga soo horjeedo kooxda caadeesatay dhiiga dadka ee Khawaatijta Al shabaab oo maanta ka dhicidoona garoonka Gingineer Yariisow ee Dagmada Cabdicasiis.

Isu soobaxan ayaa waxaa ka soo qeybgalidoona Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ah iyo qeybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan Caasimada, iyadoona dadka reer Muqdisho ay ku muujindoonaan taageerada baahida ay u qabaan in ay Khawaatijta laga xoreeyo.

Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamuud  ayaa ka qeybgalaya dibadbaxaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr....

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...