Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta meelmariyey dhowr Hindise Sharciyeed

Date:

Golaha wasiiradda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ansiixiyay hindise sharciyeedka hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya, Hindise-Sharciyeedka dhiiri-gellinta Maalgashiga Soomaaliya, Hindise sharciyeedka Hey’adda Xisaabiyaasha Soomaaliyeed iyo magaabista Guddiga xaqiijinta dadaallada Cunagabateynta Hubka looga qaadayo Soomaaliya

 

 

Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac

 

 

Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee amniga iyo howlgallada dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta ah. Golaha ayaa boggaadiyey guulaha isdaba joogaa  ee laga gaaray howlgallada xoreynta ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo...