Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Jamhuuriga oo ku guuleystay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka

Date:

Hoggaamiyaha AqlabiyaddaXisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Kevin McCarthy, ayaa maanta oo Sabti ah, ku guuleystay madaxtinimada Aqalka Koongareeska Mareykanka, wareegii 15-aad ee cod bixinta.

Kevin McCarthy ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay inuu helo codadkii lagama maarmaanka u ahaa in loo doorto Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka, Sida ku cad warbixinnada, McCarthy, oo hadda 57 sano jir ah ayaa ku guuleystay codad gaaraya 216.

Hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Mareykanka, Kevin McCarthy, ayaa galay tartan adag, kaasi wareggii 15-aad ka guleeystay xubnahii uu la tartamay

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...