[SAWIRO]Madaxweynaha Jubbaland Iyo Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya oo kawada hadlay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada

Date:

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan ayaa Maanta  kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya Mr. Larry André.
Madaxweynaha iyo Safirka ayaa kawada hadlay  howlgalada ka dhanka ah Argagixisada iyo tageerada dhinacyada hormarka iyo dib u dhiska..

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...