Wasiirka Arimaha Guddaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasime waaxeedyada Wasaaraddaas

Date:

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta waxaa uu  xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay agaasime waaxeedyada Wasaaradda.

Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudane Aidarus M Hassan  ayaa la xiriiray qiimeynta guud ee waaxaha, shaqada iyo shaqaalaha, isla xisaabtanka, dardargelinta howlaha iyo qorsheyaasha sanadkan 2023-ka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa ku adkeeyay agaasimayaasha waaxaha daadajinta iyo tayeynta shaqada, la xisaabtanka shaqaalaha iyo hubinta in howlaha noqdaan kuwa la jaanqaadaya arrimaha hortabinta u leh Wasaaradda iyo guud ahaan Xukuumadda Federaalaka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...