[DHAGEYSO] Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo howlgal Qorsheysan Maanta ku burburiyay Saldhigyadii Cadowga ee deegaanka Buq-mator

Date:

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo xoogga deegaanka ayaa howlgal Qorsheysan Maanta ku burburiyay Saldhigyadii Cadowga ee deegaanka Buq-mator oo 50 KM galbeed kaga beegan Beledweyne.

Howlgalkaan waxaa lagu dilay Khawaarij katirsan Al-shabaab,waxaana howlgalkaan ka wareysaysanay mid kamid ah saraakishii horkaceysay oo lagu Magacaabo Carab Yuusuf.

 

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...