[DAAWO]Madaxweyne Xasan” Nimankaas waa wiilasheenii oo la qalday waxaan rabnaa qaladkii inay ka soo laabtaan”

Date:

Madaxweynaha Jamahuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane xasan sheekh Maxamuud oo La Hadlay Boqolaal katirsan Ciidamada XDS oo dhawaan lagu soo tababaray dalka Eratariya Ayaa digniin adag u diray dhalinyarada ay qaldeen kooxaha khawarijta Al-shabaab.

Madaxweyne Hassan “Nimkaas wa wiilasheenii waa walalaheen, waala qaldey  waxaan rabnaa iney kasaa laabtaan qaladka,Kuwii kasoo noqdey waa lasoo dhaweeyey qaar waxey ku biireen ciidanka xooga dalka qaar kalena waxay ku biireen Heydaha dalka,halka kuwii Kalena ay sameysteen ganacsiyo u gaar ah danbi malaha dalkaan ayaa dalkoodda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...