Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose oo gaaray Degmada Wanlaweyn

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Wanlaweyn waxaa soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo xubno ka tirsan maamulkaas.

Gudoomiyaha wafdigiisa waxa ka mid ah guddoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay degmada iyo qaar ka mid ah ku xigeenadiisa.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa xarunta maamulka degmada kula hadlay odaaysha dhaqanka iyo waxgaradka degmada isagoo kula dar-daarmay inay la shaqeeyaan maamulka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...