Gudiga Shaqaalsha Rayidka ah oo Doortay Gudoon Cusub.

Date:

Munaasabad ka dhacday Xarunta Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda ayaa lagu doortay Guddoonka Cusub oo uu yeelanayo Guddiga.

Munaasabadan oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf ka kala socotay Hay’adaha Dawladda Federaalka sida Madaxtooyada JFS, Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha XFS, Golaha Shacabka BJFS, iyo xubno kale ayaa si guul ah kusoo dhammaatay.

Waxaa Guddoonka Cusub ee Guddiga ku guuleystay Xubnaha kala ah

1. Mudane Xasan Abshirow Maxamed ayaa markale loo doortay Guddoomiyaha Guddiga;
2. Mudane Cali Muumin Muudeey ayaa noqday Guddoomiye kuxigeenka Guddiga;
3. Mudane Deeq Xaaji Ciise ayaa noqday Xogahay guud ee Guddiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...