Shacabka Miirtaqwo oo isku Abaabulay Iska Xoreynta Khawaarijta.

Date:

Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa go’aansaday inay iska xoreeyaan Khawaarijta.

Dadkan is abaabulay ayaa waxaa la kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo waxgaradka deegaanka waxay kula dardaarmeen in la dar-dargaliyo howlgalada deegaanadda Shabeelaha Dhaxe looga xorreynayo Khawaarijta.

Deegaanadda la rabo in ciidankaan ay ka xorreeyaan Khawaarijta ayaa kala ah Alkowthar, Aadan yabaal, Ceel dheere, Ceel baraf, Caadleey, Cali Fool dheere, Ciid-ciidka, Calaag mahaday, Maguurto iyo Qurac Madoobe.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...