[DAAWO]Waxaa Goordhaw furmay Xaflada furitaanka Kalfadhiga 2aad Ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fideraalka Soomaaliya

Date:

Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Munaasabadda furitaanka kalfadhiga labaad goobjoog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyeyaasha Baarlamaanka labada Aqal, Guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada  dowlad Goboleed iyo marti sharaf kale.

DAAWO.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Madaxweynaha JFS “Geesiyaasha CXD waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga...