Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray ololaha kacdoonka la dagaalanka Khawaarijta iyo taageerida howlgalada Dalka looga xureynayo Argagixisada.

Date:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen jimcaale ( Madaale) oo ka hadlay ammaanka caasimada ayaa sheegay in bulshada ku nool gobolka banaadir looga baahan yahay in ay soo gudbiyaan qofwalba ay u arkaan in uu yahay Mid dhibaato ku ah amniga iyo noloshada shacabka muqdiho sidoo kalana ay la shaqeeyaan laamaha ammaanka.

 

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale tilmamay in Muqdisho ay noqotay meel bahalo galeen ah ayna ku soo bateen dadka ka shaqeenaya amni darrada & waxyeelada Ummadda Soomaaliyeen loona bahanyahay in si wada jir ah looga shaqeeyo sugida amniga caasimadda

 

 

Ugu dambeyn Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen jimcaale ( Madaale) waxaa uu sheegay in qof walba uu waajib ku yahay in uu ka qeyb qaato dagaalka dalka looga saarayo khawaarijta Al-Shabaab.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...