Saraakiisha Ciidanka iyo Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo Ceelbarde kula hadlay bulshada deegaankaasi kuna bogaadiyay in howlgalka ay ka qaataan kaalin weyn.

Date:

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Bakool, Saraakiisha Ciidamada XD iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo lahadlay ciidamada abaabulan ee loogu talagalay hogaaminta howgalka ka dhanka ah khawaariijta ee ku sugan duleedka degmada ceelberde u jeediyey in alle ka cabsadaan shacabka ay naftooda u hurayaana ay siwanaagsan ula dhaqmaan xilliyada howgalada lagu hudajiro.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa farriin hambalyo ah u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed .

HAMBALYO 12-KA ABRIIL MAALINTA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED Madaxweynaha Dowladda...

Madaxweynaha Dowladda Galmud ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed maalinta aasaaskooda ee 12-ka April.

Madaxweynaha ayaa yiri” Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud...