Madaxweyne Ahmed Madoobe oo Caawa qaabilay Safiirka Dowlada Itoobiya ee Soomaaliya

Date:

Madaxweynaha Maamulka Puntanld Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay  Caawa Safiirka Dowlada Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan oo booqasho sharafeed ugu yimid .

 

labada Masuul ayaa intii uu kulankooda socday ku  fallanqeeyay xaalada guud ee gobolka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...